Haweeney si kulul ula hadashay Ra’isul Wasaare Johnson iyo Sababta keentay !!(Sawirro)

Ra’iisul wasaaraha dalka Britain, Boris Johnson, ayaa booqasho ku tagay deegaano ay ka dhaceen fatahaadyo, si uu ugu soo kuur galo dhibaatada ka dhalatay fatahaadyadaasi iyo noloshada dadka ay dhibaatada kasoo gaartay. Boris Johnson, ayaa la kulmay qaar kamid ah dadkii fatahaada saameynta ku yeelatay, waxa uuna Ra’isul Wasaaraha dadkaasi ka wareestay noloshooda iyo sida … Continue reading Haweeney si kulul ula hadashay Ra’isul Wasaare Johnson iyo Sababta keentay !!(Sawirro)